• info@xisbiga-isbahaysiga-mustaqbalka.org
  • +252628977504
Waxaan Sameyneynaa Taariikh Wadajir

Waxaan Sameyneynaa Taariikh Wadajir

Shahaadada Diiwaangelinta Ku-Meelgaarka ah ee Guddiga Madax-Bannaan Doorashooyinka Qaranka (GMDQ)
  • Dal ku dhisan cadaalad.
  • Dal nabad ah oo barwaaqaysan.
  • Dal leh Dastuur dhamaystiran ee ku yimid afti dadwayne.
  • Dal dhowro xuquuqda qofka.
  • Dal Islaamka sal u ah.
  • Dal ummadda Soomaaliyeed wada leedahay.
  • Dal dhowro Heshiisyada iyo Caalaamiga ah iyo Sharciga Dawliga.
  • Dal daris-wanaaggiisu fiican yahay.
  • Helidda bulsho Soomaaliyeed ku dhisan rabitaanka iyo matalaadda xorta ah ee dadkeeda.
  • Dhismaha hayaddo dawladeed horumarsan, casri ah oo ku tiirsan cadaaladda.
  • Hirgelinta nidaam dawladeed loo siman yahay, la wada leeyahay, dhax-dhaxaad ah, nadiif ka ah nooc walbo ee xag-midnimo.
  • Midnimada, madax-bannaanida iyo wadajirka dalka iyo dadka Soomaaliyeed.
  • Hirgelinta siyaasad gunyar-socod ah ee ku salaysan dimuqraadiyad iyo doorasho xisbiyo badan oo keena xasillooni joogto ah.
  • Helidda amni lagu seexan karo.
  • Kocbinta iyo horumarinta dhaqaalalaha dalka.
  • Dhawrista Dastuurka iyo sarraynta Sharciga si loo helo caddaalad iyo sinnaan.
  • Horumarinta adeegyada bulshada, sida caafimaadka,warbarashada, biyaha iyo korontada.
  • Shaqaalaynta iyo dhirri-gelinta dhallanyarada.
  • Xoojinta hiddaha iyo dhaqanka suuban ee ummadda.
  • Gaarista isku-filnaasho dhaqaale, aqoon iyo amni.
Ku Soo Biir Dagaalka Loogu Jiro Isbedelka

Naga Caawi Inaan
Keeno Isbedelka Aan
U Baahanahay

Golaha Dhexe
Xisbiga Isbahaysiga Mustaqbalka (XIM)

Golaha Dhexe

Aasaasayaasha XIM